Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo dhoolatus ku maray wadooyinka Kismaayo (Sawirro)

Waxaa maanta magaala Kismaayo tababar loogu soo gabagabeeyay dufcadii afraad ee kamid noqonaysa ciidanka booliska dawlad goboleedka Jubbaland kuwaasoo muddo sagaal bilood ah tababar la siinaayay. Ciidamadan oo maanta wadooyinka halbowlaha u ah magaalada Kismaayo dhoolatus ku maray ayaa waxay qayb ka noqon doonaan hawlgalladii ay waday dawlad goboleedka Jubbaland iyadoo la gayn doono goobaha … Continue reading Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo dhoolatus ku maray wadooyinka Kismaayo (Sawirro)